Daawo: Gurigeyga ayaan ku ciiday maanta

Daawo: Gurigeyga ayaan ku ciiday maanta

Magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga ciiday.

Masaajidda ayaa sidii caadiga ahayd lagu tukaday salaada Ciida iyadoo dadku ay garbaha isku hayeen inkastoo saraakiisha caafimaadku ku booriyeen dadweynaha inay kala fogaadaan intay socdaan dabaaldegyada ciida si looga fogaado faafitaanka Fayraska Korona.

Sidaas oo ay tahay, dad badan ayaana guryahooda ku ciiday. Halkan ka daawo.