Wasiir Jubbland ah oo Garoowe ka tartamaya

Wasiir Jubbland ah oo Garoowe ka tartamaya

Xirsi Jaamac Gaani Waa wasiiru dawlaha wasaaradda Maaliyada Jubland waxan uu ka midyahay Dadka maanta ku tartamaya doorashada Garoowe ka dhacaysa isag oo u ordaaya Kursiga Numerkiisu yahay #HOP 223 waxaan kula tartamaya Siciid Maxamed Warsame oo ay ka soo wada jeedaan degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal (Yuusuf Daarood- Awrtable).