Farshaxanka la barayo caruurta
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mohammed Awudu oo ka mid ah farshaxan yaqaanada reer Ghana ugu wayn oo ahaan jiray sabool ayaa baraya farshaxan caruurta saboolka ah.

Mohammed Awudu, oo ka mid ah farshaxanada loo magacaabay inay ugu fiican yihiin Ghana, ayaa ku dhashay oo ku soo koray xaafadaha cariishyada ee magaalo madaxda Ghana ee Accra. Hadda wuxuu doonayaa inuu baro farshaxan. hadda wuxuu rabaa in xaafada dadka saboolka ay degan yihiin inuu u badalo "magaalo farshaxan".