Daawo:13 jir xaas iyo arday ah
Daawo:13 jir xaas iyo arday ah
Xaliimo waa gabar 13 jir oo ku nool duleedka Wajir. Waa xaas waxna way barataa. Waxay hadda dhiiragelisaa gabdhaha faceeda ah oo waliba waxay ku hamineysaa in ay noqoto macallin mustaqbalka. Halkan ka daawo warbixintan oo uu soo jeedinaya Cabdifitah Ibrahim Cagayare