1500 oo indhaha loo fiiqay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Maarso, 2013, 22:29 GMT 01:29 SGA

Media Player

Magaalada Muqdisho waxaa isbitaalka indhaha ee National Eye Centre lagu soo gabagabeeyay qaliin indhaha oo loo sameeyay ku dhawaad 1500 oo qof.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Magaalada Muqdisho, waxaa isbitaalka indhaha ee National Eye Centre lagu soo gabagabeeyay qaliin indhaha oo loo sameeyay ku dhawaad 1500 boqol oo ruux.

Qaliinka wuxuu socday muddo labo toddobaaad, dadka loo qalay indhaha waxaa u badnaa danyar oo ay qarashka ka caawisay hey'adda Royal Charity ee dalka Baxreyn.

1500 oo qof oo loo fiiqay indhaha

1500 oo qof ayaa loo fiiqay indhaha

Kooxda dhaqaatiirta ah ee qaliinka fulineysay waxaa horkacayay DR Mohamed Mohammud Shiino,waxaa uu waramay wariyaha BBCda ee Muqdisho Maxamed Ibraahin Macalimuu oo weydiiyay marka hore inuu faahfaahin ka bixiyo howsha indha jeexidda ah ee ay soo gabagabeeyeen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.