Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Lacag loo balanqaaday waxbarashada

Shir caalami ah oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Brussels ee Belgium oo ku saabsanaa horumarinta waxbarashada dhalaanka, ayaa loo qoondeeyey lacag dhan $3.5 bn tacliinta dalalka collaaduhu ka jiraan sida Soomaaliya.

Shirka waxaa qaban qaabiyey golaha Global Partnership for Education oo Soomaaliya ay ku biirtay 2012.

Wasiirka waxbarashada ee Puntland Dr Cali Xaji Warsame, oo shirka Beljimka ka dhacay ka qayb galay ayaa telefoonka ugu waramay wariyaha BBC Mohamud Ali.