Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Geel lagu dhaqo magaalada daafaheeda

Haddii aad maqli jirtay geel baadiyo lagu dhaqaaleeyo, waxaan aragnay geel lagu dhaqaaleeyo magaalada daafaheeda, oo dadka leh ay dhaqaale ahaan ka faa'iideen.

Waxaa lagu dhaqaaleeyaa dhul qabow, waa magaalada Kajiado oo 70 kilomitir dhanka koonfur kaga began caasimadda Kenya ee Nairobi.

Degaankan kajiado waa degaan weyn oo ay ku noolyihin geel farbadn oo ay soomalidu leeyihin.

Haddaba weriyaheenna Ciise Xaaji Cabdille ayaa booqasho ku gaaray geelaasi, oo warbixintan nooga diyaariyay.