Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Abaarta Itoobiya oo saamaysay qaxootiga

Bilowgii toddobaadkan wariyaha BBC ee Tim Franks ayaa ka waramay dhibaatada ay abaartu ku hayso waxbarashada carruurta.

Warbixintan waxay ka hadlaysaa abaarta siday u saamaysay qaxootiga badan ee jooga waddanka oo ah ku dhawaad 700,000- taasoo ah qaxootiga ugu badan ee Afrika jooga.