Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulanka ka hortga Xagjirnimadda dhalinyarada Soomaalida

Waxaa magaalada Bristol lagu qabtay 09 April 2016, kulan ooga hadlayay sida dhalinta Soomalida UK loogaga hortagayo inay ku biiraan ururada xagjirka ah eek a dagaalama Bariga Dhexe iyo Afrika.

Waxaa haddaba shirkaa dadkii ka soo qabanqaabiyey ka mid ahaa Cabdul Axmed, oo ah gudoomiyaha Somali Forum Bristol.

Waxaa sidoo kale ka soo qaybgashay Xildhibaan Hibaaq Jaamac oo golaha degaanka Bristol ku jirta.

Cabdiraxmaan Bidhaan ayaa ka waraystay arrimaha shirka Cabdul iyo Hibaaq isagoo Cabdul weydiyey marka hore bal ujeedada shirkani.