Laacibka Kolayga oo ciyaaraha ka fadhiistay
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Laacibka Soomaaliyeed ee Kolayga oo ciyaaraha ka fariistay

Yasim Ismaciil Muuse oo ah Ciyaartooy weyn oo Somali/Qatari ah oo kubbada kolleyga ka gaaray meel sare ayaa dhawaan ka fadhiistay ciyaaraha.

Waxaa uu noqday mar ciyaartooyga sannadka ee kubbada koleyga ee Asia waxaanu koobab badan usoo qaaday kooxdiisa Qaranka Qatar ee uu kabtanka u hayey iyo waliba naadiga Rayaan.

Cabdiraxamaan Bidhaan Xaaji Dahir ayaa yasin Waraystay isaga oo Doha ee dalka Qatar Jooga waxaanu weydiyey bal marka hore siduu ku bilaabalay kubbada Kollayga

Mowduucyada la xiriira