Saadaali cidda ku guulaysan doonta Koobka Adduunka

Si sax ah ma u saadaalin kartaa cidda ku guulaysanaysa Koobka Adduunka ee Ruushku martigalinayo 2018? Wareegga koobaad yaa ka gudbi doona? Isku day adigoo adeegsanaya qaabkan ay BBC-du kuu soo diyaarisay ka dibna saadaashaada dadka kale la sii wadaag.

Fadlan xooji mashiinkaada baaritaanka si aad u heshid xogtan.

Mowduucyada la xiriira