Blackbur V Chelsea

Blackburn Rovers
Image caption Blackburn Rovers

Blackburn waxay ku martigalinaysaa garoonka Ewood Park kooxda Chelsea.

Blackburn, ciyaaryahankooda difaaca Chris Simba ayaa u soo laabanaya kadib markii uu ka maqnaa hal cayaar oo laga mamnuucay kadib markii laga saaray cayaartii Sunderland, waxaa kaloo soo noqonaya Ryan Nelsen oo dhaawac ahaa, hase yeeshee, waxaa ka maqnaanaya Ciyaaryahanka qadka dhexe Steven Nzonzi.

Blackburn waxaa ka dhaawacan Andrews iyo Grella.

Chelsea, waxaa u soo noqonaya difaacooda Alex oo dhaawac ku maqnaa.

Ramires, wuu ka maqnaanayaa Chelsea.

Waxaa kaloo Chelsea dhaawac ka ah Benayoun iyo Lampard.

Chelsea marna lagama badin sideedii kulan ee ugu dambaysay ee ay la yeelato Blackburn.