Chelsea oo laga dalbaday raali-gelin

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 23 Novermber, 2012, 22:58 GMT 01:58 SGA

Clattenburg waxa lagu eedeyay inuu isticmaalay luqad aan wanaagsaneyn

Uruka garsoorayaasha ayaa ka dalbaday in naadiga kubadda cagta ee Chelsea ay raalin gelin siiso Garsoore Mark Clattenburg iyo magdhaw kadib markii xiriirka kubbadda cagta ee FA uu ku waayay inuu ku hadlay erayo cunsurnimo ah.

Kooxda Chelsea ayaa ku eedeeyay in Clattenburg, 37 jir ah uu u isticmaalay luqad aan wanaagsaneyn cayaaryahanka qadka dhexe uga cayaara ee John Obi Mikel.

Xiriirka kubbadda cagta ayaa wax danbi ah ku waayay, waxaana Chelsea ay aqbashay go'aankaas, laakiin waxa ay diideen inay si toos ah u raali geliyaan garsooraha.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.