Dhibaatooyinka kale

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 1 December, 2012, 21:39 GMT 00:39 SGA

Qaadidda koobka markii labaad, South Africa waxay ka gudbi doontaa qaar ka mid ah awoodaha kubadda cagta ee qaarada Africa.

Ivory Coast ayaa ah kooxda aadka loogu malaynayo in ay hanan doonto koobkan, iyadoo uu u joogo Didie Drogba iyo koox qibarad leh oo u diyaarsan in ay wax ka badasho qaladaadkii ay galeen cayaartii final-ka ee 2012 oo kooxda Zambia ay rigoorayaal kaga adkaatay.

Ghana iyo Nigeria ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku guuldaraystay in ay gaaraan cayaarta kama dambaysta ah ee koobka Africa – Ghana markii ugu dambaysay ee ay guulaysato waxay ahayd sanadkii 1982 iyo Nigeria oo aan marnaba tartankan ku guulaysan ilaa 1994.

Iyo Masar, Cameroon iyo Senegal o dhamaantood tartankan u soo bixi waayay, albaabku wuxuu u furan yahay kooxda wiilasha Bafana Bafana inay rag noqdaan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.