Tababaraha kooxda Koonfur Africa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 1 December, 2012, 21:52 GMT 00:52 SGA

GORDON IGESUND (Tababaraha Koonfur Africa (South Africa)

Da’da: 56

Ku dhashay: Durban

Guulaha tababarenimo: wuxuu ku guulaysta koobka Premier League-ga Koonfur Africa isagoo maamulayay kooxaha Rangers, Orlando Pirates, Santos iyo Mamelodi Sundowns intii u dhaxaysay 1997-2007

Intii uu cayaarayay: Wuxuu ahaa weeraryahan waxtar ka lahaa kubadda cagta gudaha Koonfur Africa, wuxuu kaloo u cayaaray kooxda Grazer AK iyo kooxda Admira Wacker ee dalka Austria.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.