Yaya Toure
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video Sawirro ee Cayaaryahanka Yaya Toure

Cayaaryahanka kubadda cagta kooxda qaranka Ivory Coast iyo naadiga England ee Manchester City, Yaya Toure ayaa ka mid ah shan cayaaryahan oo u tartamaya cayaaryahanka sanadka Africa ee BBC.