Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sadio Mane oo ka mid ah musharraxiinta sanadkan

Lahaanshaha sawirka getty

Waxa uu ka mid yahay shan ciyaartooy oo Afrikaan ah oo u sharaxan abaalgudka BBC ee laacibka ugu fiican kubbadda cagta ee sanadkan.