Waxaa dhammaaday codeynta cayaartoyga Afrika

Maanta waxaa xirmay saacaddu markay tahay 18:00 GMT codeynta cayaaryahanka ugu wanaagsan Afrika ee Abaalmarinta BBC 2015.

Codeynta maanta ayay ku egtahay waana ay dhammaatay hadda. Qofka ku guuleysta waxaa lagu dhawaaqi doonaa 11 bisha Disember.