Arsenal hoggaanka ayay sii xajisatay

Wayne Rooney Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Kabtanka Manchester United Wayne Rooney

Maanta waxaa jiray siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana loo kala badiyay:

West Ham 2 - 0 Liverpool

Manchester United 2 - 1 Swansea.

Arsenal 1- 0

Leicester 0 - 0

Norwich 1 - 0 Southampton

Sunderland 3 - 1 Aston Villa

West Brom 2 - 1 Stoke

Watford v Man City way socotaa waqtiga daabacaadda maqaalkan iyadoo qaybtii hore lagu kala nastay 0 - 0

Gool uu si caqli badni ah u dhaliyay Wayne Rooney ayaa Manchester United uga badisay Swansea, taas oo soo afjartay toddoba kulan oo aanay kooxdani wax guul ah soo hoyn.