Manchester United ma adduunka ayay xukumi rabaan?

Lahaanshaha sawirka Reuters

£1bn waxay ka heleen sharikadaha qalabka sport-ga ee ay ku ciyaaraan, 116 milyan waxay ka soo gashay dadka ku taxan warbaahinta bulshada, £5bn waxay ka heleen heshiisyada TV.

Maxay Manchester United u noqonaysaa naadiga adduunka ugu taajirsan.

Manchester United waxay noqonaysaa naadigii ugu horreeyay ee British ah ee sanad gudihiis ay soo gasho macaash gaaraya 500 milyan oo geniga Ingiriiska ee Sterling.