Xulka kubadda cagta Slovenia

Xulka qaranka dalka Slovenia
Image caption Xulka qaranka dalka Slovenia

Xulka Slovenia waa marki labaad uu ka qeybgalaayo finaalka koobka adduunka.

Waxaana marki ugu horreysay ey aheed koobka adduunka ee 2002, markaasi oo wareegi horeba lagu reebay, iyado saddex guuldarro kala kulantay Spain, Konfur Afrika iyo Paraguay.

Isreebreebka oo ey isku wareeg ahaayeen Slovakiya waxa ey ka gashay kaalinta labaad.

Waxaa ey soo baxday kaddib markii ey reebtay kooxda Ruushka.

Slovenia waxa ey ka tirsan tahay group C