8 June, 2010, 20:22 GMT 23:22 SGA

Sawiro taariikhda koobka dunida

  • Taariikhda koobka dunida oo sawirro

    Sawir gacmeed ciyaar dhexmartay Uruguay iyo Argentina

    Halkan ayaa dalalka Uruguay iyo Argentina ay ku soo jeedaan garoonka ay ciyaarta finalka ee ugu horeeyay kubadda cagta adduunka, oo ka dhacaya garoonka Centenario ee magaalada Montevideo.

  • Sawir gacmeed ciyaaraha dunida

    Sawir gacmeed

    Finalka daqiiqo ka mid ahaa, sida goolka uu ciyaaryahanka Ghighia uu dhaliyay, kaasoo kooxda Uruguay u keenay in ay qaadato title-keedii labaad kadib markii ay kaga badisay Brazil garoonka Maracanazo.

  • Sawiro ciyaaraha adduunka

    Sawir gacmeed

    Bobby Moore, wuxuu ahaa captain-ka kubadda cagta kooxda England, oo ahaa dalka alifay ciyaarta kubadda cagta, markii ugu horaysay ugu danbaysay ee ay ku guulaystaan tartanka

  • Sawirro ciyaaraha adduunka.

    Sawir gacmeed

    Pele iyo Jairzinho oo ku jira sawir muujinaya "O Rei" oo ku farxaya goolkiisa finalkii tartankii ka dhacay Mexico 1970-kii, koobkiisii sadexaad ee adduunka.

  • Sawiro ciyaaraha dunida

    Sawir gacmeedyo

    Xusuusta ugu horaysa ee aan ka haysto ciyaarihii kubadda cagta, waa in aan jarjari jiray cadad waraaqo ah si aan ugu soo dhoweeyo garoonka kooxd Argentina

  • Sawirro ciyaaraha dunid

    Sawir gacmeedyo ciyaaraha adduunka

    Goolkii labaad ee Diego uu ka dhaliyo England, oo dad badan ay u arkaan in uu ahaa kii ugu wanaagsanaa taariikhda kubadda cagta caalamka.

  • Sawirro ciyaaraha adduunka

    Sawir gacmeed ciyaaraha dunida

    Zidane, wuxuu ahaa ciyaaryahan wayn. madaxaynta ayaa muujisay in uu bini'aadam yahay

  • Sawirada ciyaaraha dunida

    Sawir gacmeedyo

    Qaar ka mid ah cayaaryahanada ugu caansan koobka adduunka

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.