Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga

Warshada kalluunka ee Laasqoray oo ay lahaan jirtay dowladii hore ee Somaliya, sanadkii 2000 ganacsato Soomaali ah ayaa dayac tirtay warshada Laas qoray oo soo saari karta ilaa lix tan oo kalluun maalintii, waxayna ku tala jirtaa inay soo saarto 40 tan oo kalluun maalintii.

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi maamulaha warshada kaluunka ee Laasqoray, wuxuu ka mid ahaa ganacsatadii ka soo qayb gashay shirkii Soomaalida ee lagu qabtay dhawaan Magaalada Istan bul ee dalka Turkiga Yusuf Garaad ayuu uga waramay warshada.