Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga Khaliijka iyo Shiinaha

Waxaa ka soo wareegtay toban sanno markii la magacaabay waddamada ugu wayn ee dhaqaalahoodu soo korayo inay yihiin Brazil, Ruushka, Shiinaha iyo Hindiya oo loo soo gaabiyo Brics.

Dalalkan ayaa xiriir ganacsi oo dhow la leh Khaliijka. Haddaba siduu isku badalay xiriirka ganacsi ee ay imaaraadka carabta la leedahay dalalka ugu wayn ee dhaqaalahooda uu kordhayo sida Shiinaha.

Katy Watson ayaa warbixin Dubai ka soo dirtay.