Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland

Wafdi ka socda Somaliland ayaa maraya europe si ay maalgashi caalami ah u helaan. waxaa hogaaminaya wafdigan wasiirka dibedda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis.

Wasiirka Ganacsiga iyo iskaashiga caalamiga ah, Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa socdaalkooda europe uga waramay weriyaha BBC, Raage Xasan.