Nala soo Xiriir

Fadlan, hadii aad su'aal qabto, wixii talo iyo tusaale ah waxaad nagala soo xiriiri kartaa telefoonada:

+442036144040

+442036144001

+442036143534

ama adigoo buuxinaya foomka hoose.

Hadii aad doonayso in aad cabasho noo soo gudbiso, fadlan halkan dhag sii, kadibna buuxi foomka kuu soo baxa.

Macluumaadka shakhsiga ah ee aad bixisid waxaa habeynaysa BBC-da iyo adeeg bixiyeyaasha ku xiran ee aan ku tiirsanahay si aan u taageerno cabashooyinkeenna iyo hababka la xiriirka dhegeystayaasha iyadoo ujeeddadu tahay soo jeedinta iyo wax ka qabadka cabashadaada. BBC-da iyo adeeg bixiyeyaasheenna way haysan doonaan si waafaqsan siyaasaddeenna wax haysashada iyo xeerka ilaalinta xogta.

BBC-du waxay macluumaadkaada u habeynaysaa si ku salaysan danaheeda sharciga ah hay'ad warbaahineed ahaan si ay ula macaamisho, ugana jawaabto, hadallada dhegeystayaasha iyo walaaca ay qabaan. Arag siyaasadda BBC ee xogta gaarka ah iyo Cookie ee macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan qaabka BBC u maamusho xogtaada. Haddii aad BBC uga soo cabatid sida aan u maamulno xogtaada gaarka ah, isla markaana aadan ku faraxsanayn jawaabta aan ku siinno, waxaad cabashadaada u gudbin kartaa xafiiska madaxa warfaafinta.

Your contact details
Disclaimer