Halkan noogu soo gudbi cabashadaada

Hadii aad qabto cabasho ku saabsan barnaamijyadeeda ama waraysi ka baxay BBC Somali. Fadlan la soo xiriir BBC.

Halkan ayaad noogu soo gudbi kartaa wixii cabasho ah

Fadlan noo soo gudbi cabashadaada, adigoo adeegsanaha foomka hoose

Hadii aad qabto su'aal guud halkan dhag sii:

Macluumaadka shakhsiga ah ee aad bixisid waxaa habeynaysa BBC-da iyo adeeg bixiyeyaasha ku xiran ee aan ku tiirsanahay si aan u taageerno cabashooyinkeenna iyo hababka la xiriirka dhegeystayaasha iyadoo ujeeddadu tahay soo jeedinta iyo wax ka qabadka cabashadaada. BBC-da iyo adeeg bixiyeyaasheenna way haysan doonaan si waafaqsan siyaasaddeenna wax haysashada iyo xeerka ilaalinta xogta.

BBC-du waxay macluumaadkaada u habeynaysaa si ku salaysan danaheeda sharciga ah hay'ad warbaahineed ahaan si ay ula macaamisho, ugana jawaabto, hadallada dhegeystayaasha iyo walaaca ay qabaan. Arag siyaasadda BBC ee xogta gaarka ah iyo Cookie ee macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan qaabka BBC u maamusho xogtaada. Haddii aad BBC uga soo cabatid sida aan u maamulno xogtaada gaarka ah, isla markaana aadan ku faraxsanayn jawaabta aan ku siinno, waxaad cabashadaada u gudbin kartaa xafiiska madaxa warfaafinta.

Your contact details
Disclaimer