Shaqooyinka

Haddii ay shaqo ka soo baxdo BBC Somali, waxaa lagu xayeyesiin doonaa wargeysyada ama barteena internet-ka.

Booqo bogagga BBC si aad u hesho fursado shaqooyin kala duwan ee dhamaan laamaha hey'adda.

BBC waxa ay bixisaa mashruuc waaya aragnimo shaqo. Shuruudaha la xiriira arrintan booqo Qeybta Waaya aragnimada shaqo ee BBC (oo Ingiriis ku qoran)