7 June, 2010, 13:57 GMT 16:57 SGA

Dab qabsaday xaafad ka tirsan Muqdisho

Sawirro Dab ka kacay Muqdisho

  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Dabka ka kacay Muqdisho kadib markii uu qabsaday madfac xaafad ka mid ah ah magaalada
  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Goobta dabka qabsaday waxaa gacanta ku haya kooxaha Islaamiyiinta ee dowladda ka soo horjeeda
  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Dabka ayaa waxa uu ka kacay xaafadda Xararyaalle ee degmada Wardhiigleey
  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Dadka ku dhaqan xaafadda ayaa isku dayay inay demiyaan dabka
  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Magaalada Muqdisho ma lahan dab demis rasmi ah
  • Dabka ka kacay xaafadda Xararyaalle
    Dabka ayaa waxa sababay madfac ku dhacay guryaha gubtay

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.