Sawirro dhalinyarada ATM
Galbeedka Magaaladan London, xaafadda Hammersmith, waxaa xalay ka dhacday musaabad ay isugu yimaadeen in ka badan kun qof, oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan guud ahaan London.

Dhalinyarada abaabulka xaflad ay isugu yimaadeen boqolaal qof, oo ka dhacday London loogana soo horjeeday qabyaaladda.
Waxay Ruwaayaddu ka hadlaysa ka hortagga qaybaaladda iyo guud ahaan dhibaatooyinka qurbaha ku haysta Soomaalida.
Qaar ka mid ah dhalinyarada ATM
Afhayeenka dhaqdhaqaaqa ATM, Cabdifitaax oo u warama Cabdiraxmaan Koronto
Abwaanada Cabdi Shire iyo Xuseen Shire, oo ka mid ahaa ka qaybgalayaasha xafladda ay dhalinyarada Anti-tribalism movement soo qabanqaabiyeen.
Qaar ka mid ah ka qaybgalayaasha
Fannaanka Faysal Jawaase
Mid ka mid ah dhalinyarada ka qaybagalayaasha xafladda ATM
Xuseen Shire
Mid ka mid ah dhalinyarada ATM
Ka qaybgalayaasha
Xafladda ATM ee Hammersmith, London.
Qaar ka mid ah dhalinyarada ka soo qaybgashay
Ka qaybgalayaasha xafladda, Dr Funny
Cabdifitaax, Afhayeenka ATM