Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Salaaddiin ka cabaneysa maamulka gobolka Soomaalida

Salaaddiin ka soo jeeda gobol ka tirsan ismaamulka Soomalida ee Ethiopia ayaa waxeey sheegeen, in cabasho ay ka qabaan, maamulka gobolka ay u gudbiyeen, dowlada federaalka ee Ethiopia.

Suldan Maxamed Axmed Xasan oo ka mid ah salaadiintaas ayaa wariyaha BBC Yonis Cali Nuur weydiiyey waxeey ka cabanayaan.