21 Abriil, 2011, 16:51 GMT 19:51 SGA

Aroos Maasai

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

Aroosku mar walba waa xaflad ama munaasabad gaar ah oo qiima leh, haddii aad ka mid tahay qoyska reer Boqor ee Britain ee milyaneerka ah ama haddii aad tahay qof sabool ah meel kasta oo aad dunida kaga nooshahay.

Haddaba iyadoo arooska reer boqor ee dalkan Britain ee Prince William iyo Kate Middleton uu soo dhaw yahay ayaa muuqaalkan waxa uu ku saabsan yahay aroos ka dhacay Tuulo yar oo la yiraahdo Namelok oo ka tirsan deegaanka Loitoktok ee waddanka Kenya.

Waxaa is aroosaya Moses Lekina oo 37 jir ah, waa beeraleey iyo ganacsade iyo Susan Shilini oo 25 jir ah, ma shaqeyso, waxa ay ka tirsan yihiin Maasai.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.