Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Madaxweynaha Puntland

Image caption Madaxweynaha Puntland

Golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxa uu shir looga hadlayo arrimaha soomaaliya kula yeeshay madaxda ugu sareysa TFGda iyo maamulada kajira Soomaaliya iyo xubno ka socda ururada Bulshada .

Wafdigii ka socday maamul goboleedka Puntland oo uu hogaaminayay Madaxwene Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed ayaa waxaa uu ugu waramay weriyaha BBC, Axmed Maxamed Cali arrimihii ay Puntland ka soo jeedisay shirka.