22 June, 2011, 10:58 GMT 13:58 SGA

Sidee dahabka looga qodaa Niger?

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Ku daar media player kale

Niger waa mid ka mid ah wadamada ugu saboolsan caalamka, isla markaana ay aad u sareysio tirada dadka shaqo la'aanta ah.

Laakiin waxay u muuqataa in dhalinyaradu ay heleen qaab ay ku shaqeystaan iyaga oo dahab ka qota ceelasha burburay ee macdanta.

Waxa ay ka kala yimaadeen wadamada galbeedka Afrika oo dhan

Warbixintan waxaa dalka Niger ka soo diray weriyaha BBC, Himadou Amadou.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.