Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

Ra'iisal wasaaraha dowladda kumeel gaarka ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa ka hadlay ka bixitaanka xoogagga xarakada al Shabaab ee magaalada Muqdisho. Yusuf Garaad ayuuna uga warramay sida uu u arko isbeddelka halkaas ka dhacay.