Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Gurmad ee 79aad

Waa Barnaamijka Gurmad ee 79aad oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya iyo xeryaha dadka barakacay ee ku yaalla magaalada Muqdisho.