Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qabashada Saif al Islam

Maxay qabashada Saif al-Islam ka beddeleysaa xaaladda waddanka Libya, waxaa ka faalloonaya Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar oo taariikhda Afrika iyo Bariga Dhexe ka dhiga jaamacadda Savana ee dalka Mareykanka.