Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhdii Seeraar iyo Cabdiweli

Alle ha u naxariistee, weerarkii is qarxinta ahaa ee ka dhacay magaalada Dhuusa-Marreeb 1-dii bishan May waxaa ku dhintay, Xilidhibaan, Yusuf Mire Seeraar iyo Xilibaan Cabdiweli Maxamed Aw-Maxmauud, Taariiqda Labadan marxuum waxaa soo diyaariyay halka ka jeedinaya, wariyaha BBC ee Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.