Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dilkii Osama sanad kadib

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama waxa uu balanqaaday inuu hawsha dhameyn doono, soona gabagabeyn doono dagaalka Afghanistan.

Booqasho aan la fileyn o Afghanistan uu ku tagay sanad kaib markii Osama Bin Laden la dilay, ayuu u mahadceliyay ciidanka Mareykanka.

Obama waxa uu balaqaaday inuu soo afjaro hawlgalada dagaalka. Dadka qaar ayaa shegaya inkastoo la wiiqay saameynta al Qaacida ee Afghanistan in haddana ayjiraan caalamado inay ku xoogeysanayso Africa.