Sawirro Horumarka dhismaha Qadar

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Janaayo, 2013, 21:50 GMT 00:50 SGA
  • Qatar ayaa dhismo aad u badan uu ku socdaa iyadoo hamigeedu yahay inay la tartanto Dubai iyo inay maalgaliso lacagta faraha badan ee ay ka hesho shidaalka.
  • Laba dumarka reer Qadar oo jooga matxafka sawirrada Islaamiga ee galbeedka Dooxa. Waxaad ka arkaysaa dhismayaasha dhaadheer ee magaalada oo sii kordhaya.
  • Porto Arabia oo ka mid ah dhismayaasha cusub oo laga dhisay biyaha agteeda oo laga dhigay jasiirad magaalada dhexdeeda.
  • Saraha ugu dheer dheer oo ka kooban xafiisyo, hotelo iyo guryo ayaa laga dhisayaa si ay ugu diyaargaroowdo martigalinta koobka adduunka ee sanadka 2022.
  • Xaafad cusub oo loo sameeyay sida magaalada Venice ee talyaaniga ee biyaha ku dul taalla.
  • Masaajidka Katara wuxuu ka mid yahay dhismayaasha cusub ee xarunta dhaqanka, suugaanta, muusiga iyo bandhigyada sawirrada ee magaalada Dooxa.
  • Aspire Tower hotel oo ah 300 meter dhererkiisa waxaa laga arkayaa magaalada Dooxa meel dhinacyo badan oo aad joogtid.
  • Xarunta dhaqanka ee Islaamiga ayaa ka mid ah dhismayaal kala duwan oo loogu talagalay dalxiiska.
  • Dhalinyarada reer Qadar ayaa dhaqankoodu yahay inay cunto ay jidka ku cunaan ay sii qaataan safarka markay aadayaan.
  • Al Zubarah, oo ku taalla galbeedka Dooxa, waa meel muhiim u ah taariikhdii hore hadana ah Matxaf.
  • Maqaayado ku yaala meelahada dadka ay wax ka cunaan ee bartamaha.
  • Xamaali suuqa oo ku nasanaya gaarigiisa.
  • Dhaqanka carabta ee shiishada uu nin ku cabayo maqaayad.
  • Meesha laga baxsado lacagta oo loo sameeyay si dhaqameed taariikhi ah.
  • Nin kabo sameeya ah oo jidka ku leh tukaan yar.
  • Dadka reer Qadar oo u dabaaldagaya maalinta madaxbaanaanida Qadar ee ku beegnayd 18 December.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.