Maxaa lagu xasuusan Kibaki?

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Febraayo, 2013, 18:11 GMT 21:11 SGA

Media Player

Ka dib muddo 10 sanno ah oo uu hoggaaminayey dalka Kenya, ayuu madaxweyne Mwai Kibaki, waxa uu xilka baneyn doonaa ka dib doorashooyinka Nenya ka dhici doona afarta bisha Maarso ee sannadkan 2013-ka.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxweyne Kibaki waxa uu dalka Kenya ka talinyaya 10 sano

Ka dib muddo 10 sanno ah oo uu hoggaaminayey dalka Kenya, ayuu madaxweyne Mwai Kibaki, waxa uu xilka baneyn doonaa ka dib doorashooyinka Nenya ka dhici doona afarta bisha Maarso ee sannadkan 2013-ka.

Waxa lagu soo doortay cod caqlabiyad buuxda ah 2002-dii oo mowjaddo iyo is bahaysi isbeddel doon ah ay soo afjartay xukunkii madxweynihii hore ee Danel Arab Moi oo muddo 24 sanno ah ka talinayey Kenya.

Haddaba Kibaki maxaa uu ka tagay oo lagu xasuusan karaa?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.