Sanbaloolshe oo u warramay BBC

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Abriil, 2013, 01:46 GMT 04:46 SGA

Media Player

Safiirka cusub ee Soomaaliya ee loo soo magacaabay UK, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe, ayaa BBC uga warramay waxyaabaha u ku hawlan yahay iyo qorshihiisa waxa uu yahay.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Safiirka Soomaaliya ee London, , Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe

Iyadoo muddo toddobaad ah ay hadda ka dhiman tahay shirka caalamiga ah ee Soomaaliya ee London, ayaa labada dowladood ee Soomaaliya iyo Britain waxaa bishan gudaheeda ay qaadeen laba tallaabo oo muhiim ah kuwaasi oo ah in dowladda Soomaaliya ay markii ugu horreysay Safiir u soo magacawday dalka UK muddo ka badan labaatan Sano, Britaina ay markii ugu horrey ilaa mudadaasi ay safaaraddeedii dib uga furatay magaalada Muqdisho.

Haddaba Safiirka cusub ee Soomaaliya ee UK ayaa waxa uu ka warramay waxyaabaha u ku hawlan yahay iyo qorshihiisa waxa uu yahay.

Danjiraha cusub ee la magacaabay ee Soomaaliya ee London, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe, ayaa waxa uu telefonka ugu warramay weriyaha BBC, Farxaan Maxamed Jimcaale.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.