Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: dhinaca dawladda federaalka ah

Heshiiska lagu kala saxiixday magaalada Addis Ababa ee Jubbooyinka, dhinaca dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxan ka waraysannay wasiirka madaxtooyada Faarax Cabdulqaadir oo faahfaahin ka bixiyey