Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Keyda Taariikhda

Image caption Cali Saciid Xasan waa suxufi madax banaan oo keydiya taariikhda Soomaalida

Cali Saciid Xasan oo ah suxufi madax bannaan ayaa muddo dheer waxa uu ku hawlannaa uruurinta filimada taariikhiga ah iyo farshaxanka Soomaalida.

Suxufigan ayaa filimada taariikhda ee uu uruuriyay waxa uu ku soo bandhigaa bog internetka oo la yiraahdo Keyd Media.

Waxa sida uu ku billaabay uu uga warramay Maxamed Cadde.