Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi madaxwaynaha Puntland

Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole, ayaa soo dhoweeyay maraykanka oo dowladda ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in uu la shaqeeyo Puntland iyo Somaliland.

Cabdiraxmaan Koronto ayaa telefoonka kula xiriiray oo waydiiyay faahfaahinta: