Samiya Faraj-Allah Sheekh-Nuur
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamij taabanaya dhibaatooyinka iyo horumarka dumarka

Image caption Samiya Faraj-Allah Sheekh-Nuur, waxay u ololaysaa nabadda

Barnaamijka galabta waa mid aan si gaar ah uga hadlayno dumarka horumar iyo dib u dhac wixii la soo gudboonaaday.

Waxaanu idiinku haynaa howlaha ragga qaban jiray dumarka qabtaa maxay dareemaan?

Waxaa barnaamijkan oo uu soo saaray Cabdiraxmaan Koronto, marti ku ahaa dhinaca tifaftirka oo ku taliyay qodobada lagu soo qaatay

Ayaan Maxamuud Canshuur oo ah agaasimaha Todobaadka Soomaalida London iyo Saamiya Faraj-Allah Sheekh-Nuur, oo u ololaysa nabadda.