Waraysiga Madaxwaynaha Soomaaliya
Waraysiga Madaxwaynaha Soomaaliya

Madaxwaynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud.
Madaxwaynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waraysi uu siiyay BBC kaga hadlay arrimo dhowr ah oo uu sheegay in dowladiisu ay qabatay, waxaa ka mid tayaynta ciidamada.
Madaxwaynuhu, wuxuu magaalada Muqdisho ugu waramay weriyaha BBC, Ibraahim Maxamed Aadan.