Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Rabshadaha Suudaanta Koonfureed

Rabshadaha sii socda ee South Sudan – waxaa ku barakacay boqolaal kun oo qof. Qaar badan ayaa u baahan daryeel caafimaad oo deg deg ah. Dumarka uurka leh ayaa qatar wayn ku jira.

South Sudan waxay ka mid tahay dalalka ugu khatarta badan adduunka goob lagu dhasho. Sida ay sheegayso warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda samafalka Save the Children. George Alagiah ayaa baarayay howlaha adage e sugaya hooyooyinka iyo shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee magaalada fog ee Nimule.