Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo doorashada Masar

Dadka Masaarida ah ayaa maanta iyo berriba u dareeraya inay doortaan madaxweyne cusub.

Waxaa jira laba musharrax oo loolan uu ka dhaxeeyo, wasiirkii hore ee difaaca Abd-al-Fatth al-Sisi iyo siyaasiga garabka bidix Xamdin Sabaxi.

Waxaa aad loogu maleynayaa in Sisi uu ku guuleysto doorashada, taasoo dib ugu soo celineyso shaqada ugu sarreeysa ee dalka in uu qabto xubin Milatari ah saddex sano kaddib, markii Xusni Mubarak laga tuuray madaxweynanimada. Waxaa jiray baaqyo ah in shacabka masaarida ah ay cododkooda dhiibtaan si dalkaasi uu u xasilo.