Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xarun si lacag la'aan ah dumarka wax loogu baro

Faadumo Maxamed Cali waa gabar Soomaaliyeed oo wax ku baratay dalka gudihiisa, waxayna Muqdisho ka samaysay xarun wax lagu baro dumarka waaweyn ee ka daahay waxbarashada, iyo kuwa saboolka ah oo la baro xirfado ay ku shaqeystaan si ay noloshooda u maareeyaan.

Xaruntan ayaa si lacag la'aana dumarka wax loogu baraa.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan oo booqday xaruntaasi ayaa sheekdan ka sameeyay.